Posts

Showing posts with the label News (issue 055)

Hal Milyan Iyo Dheeraad Reer Somaliland Oo Maanta U Dareeray Doorashada Madaxtooyada Iyo Goob-Joogayaasha Caalamiga Ah Oo Ka Hadlay Qiimaha Ay Ugu Fadhido Doorasho Xalaal U Dhacdaa

Shirkad Ku Dacwiday Inay Somaliland Kula Jirto Iskaashi Qodista Saliidda Qaydhiin, Oo Ku Baaqday In Hogaamiyaha Ku Guulaysta Doorashadu Ixtiraamo Heshiisyadda Dawladii Hore Gashay

Axmed Siilaanyo Oo Ka Hadlay Xubnaha Iska Casiley Xukuumadda Rayaale Iyo Fariina U Diray Bulshada Reer Somaliland Ee Codkeeda Bixinaysa Maanta

Komishanka Doorashooyinka Awdal Oo Ambabixiyey Badi Hawlwadeenadii Iyo Sanaadiiqdii Codbixinta ee Gobolka Kaddib Muran Dib Udhigay

Culimada Boorama Oo Dadweynaha Ugu Baaqay Inaanay Jirin Belaayo Guryahooda Ay Uga Cararaan

Ciidanka Amniga Boorama Oo Xidhay Masuuliyiin Xisbiga KULMIYE Ah Iyo Gaadiid Ay Wateen

Shirkad Ku Dacwiday Inay Somaliland Kula Jirto Iskaashi Qodista Saliidda Qaydhiin, Oo Ku Baaqday In Hogaamiyaha Ku Guulaysta Doorashadu Ixtiraamo Heshiisyadda Dawladii Hore Gashay